Other News

Gobalka Banaadir Oo Bilaabay Dhismaha Wadada Wadnaha+Sawirro

Gobalka Banaadir Oo Bilaabay Dhismaha Wadada Wadnaha+Sawirro

WARARKA, Wararka kale, XulkaGobolka June 12, 2016 at 14:48 Comments are Disabled

Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho oo muhiim u ah Isku socdka Gaadiidka iyo dadweynaha Magaalada Muqdisho, ayaa maamulka Gobalka Banaadir uu si rasmi ah uga billaabay howlo ballaaran oo Laami lagu Saarayo wadadaasi. Wadada Wadnaha waxa uu burbur xoog leh kasoo gaaray burburkii iyo dagaalkii Sokeeye ee 1991-kii ka dhacayRead More

Barnaamij looga hadlayay horumarinta dhalinyarada gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay+SAWIRO

Barnaamij looga hadlayay horumarinta dhalinyarada gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay+SAWIRO

Horumarka Muqdisho, WARARKA May 31, 2016 at 13:43 Comments are Disabled

Barnamij Lagu Hor marinayo Dhalinyarada Gobolka Banaadir oo Lagu Qabtay Xarunta Dhaliyarada Gobolka BnaadIR ee Ku Tala Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir. Barnamijkaan ayaa waxaa Loogu Magac Daray u Hiile Dhalinyarada Barnamijkaan Ayaa Waxaa Kasoo Qeyb Galay Xildhibaan Mustaf Shiikh Cali Dhuxulow iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir MaxamedRead More

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday ciyaartooyda xulka gobolka Banaadir oo tababar ku qaadanaya garoonka Banaadir ee Ex-Koonis+DHAGAYSO+SAWIRO

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday ciyaartooyda xulka gobolka Banaadir oo tababar ku qaadanaya garoonka Banaadir ee Ex-Koonis+DHAGAYSO+SAWIRO

Horumarka Muqdisho, WARARKA May 31, 2016 at 13:37 Comments are Disabled

Guddoomiyaha gobolka Banaadir  ahna duqa magaalada Muqdisho Md Yuusuf Xuseen Jimcaale(MADAALE) ayaa booqday garoonka Banaadir ee degmada Cabdi Casiis halkaas oo ciyaartooyda xulka gobolka Banaadir ku tababar qaadanaya. Dhagayso Maymuun Cageey oo warbixin ka sameeysay booqashada guddoomiyaha gobolka ahna duqa magaalada Muqdisho uu ku tagay Banaadir Stadium. http://www.mogadishucity.net/wp-content/uploads/2016/05/war-meymuun-ciyaaro.mp3    

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo maanta kormeeray xarumaha imtixaanka dowladda ay ka dhacayaan

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo maanta kormeeray xarumaha imtixaanka dowladda ay ka dhacayaan

Horumarka Muqdisho, WARARKA May 28, 2016 at 13:28 Comments are Disabled

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah goobaha ay ka dhacayaan imtixaanadka dalka Somalia oo maanta si rasmi ah ugu furmay magaalooyin ay kamid tahay magaalada Muqdisho. Md.Yuusuf Xuseen Jimcaalle Madaale ayaa kormeeray xarumaha imtixaanaaadka ay ka dhacayaan sida iskuulka 15-kaRead More

Imtixaanaadka shahaadiga dugsiga sare ee dalka oo maanta ka furmay magaalooyin ay  Muqdisho kamid tahay

Imtixaanaadka shahaadiga dugsiga sare ee dalka oo maanta ka furmay magaalooyin ay  Muqdisho kamid tahay

Horumarka Muqdisho, WARARKA May 28, 2016 at 12:50 Comments are Disabled

Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia ka biloowday imtixaanaadka shahaadiga dugsiga sare oo ay dowladda Somalia qaadayso. Imtixaankaan ayay dowladda Somalia ku qabanaysaa ku dhawaad 50 xarumood oo ku kala yaallo degmooyinka gobolka Banaadir. Dowladda Somalia ayaa qabanayso imtixaanka shahaadiga dugsiga sare sanadkii 2-aad iyadoo markii ugu horeeysay 25 sannoRead More