Blog name  |  Barnaamijyada

Barnaamijyada

Mogadishu Volunteers

dhalinyarada Muqdsho ee iskaa wax uqabso waxey horumarirn karaan bilic soo ceinta caasimadda Muqdisho
sidoo kale waxey door weyn ka qaataan rajo soo celinta dadka, iyagoona uhuray waqtigooda iyo xoogooda wax walbana ka hormarshay in dalkooda ay iskaa wax ugu qabtaan.

hadaba waxaan idiin rajeynayaa inaad kusoo biirtaan dhalinyarada wiilala iyo gabadhaba leh ee uguntada soo celinta bilicda iyo rajada magaalad caasimadda ah ee Muqdisho.

 Sii Akhri