WARARKII KALE EE GOBOLKA

Hanti DHowraha Guud Qaranka oo Kala Saaray Dacwadi Canshuraha u Dhaxeysay Maamulka G/Banaadir iyo Wasaaradda Maaliyadda.

Hanti DHowraha Guud Qaranka oo Kala Saaray Dacwadi Canshuraha u Dhaxeysay Maamulka G/Banaadir iyo Wasaaradda Maaliyadda.

Duqa, moyar, News October 20, 2014 at 16:20

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Soomaliya ayaa kala saaray dacwadihii ka taagnaa Dhanka Canshuuraha kadib Kulankii Maanta Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu la yeeshay wasaaradda Maaliyada Iyo Hanti dhowraha Qaranka kaas ay ku cadahay in ay saxantahay qaabka uu Canshuurta u qaadayey Maamulka G/banaadir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada MuqdishoRead More

Maamulka G/Banaadir oo maanta kormeeray kontorolada soo gala magalada Muqdisho

Maamulka G/Banaadir oo maanta kormeeray kontorolada soo gala magalada Muqdisho

News October 18, 2014 at 13:39

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta Kormeeray kontoroolada magaalada Muqdisho laga soo galo halkaas oo la sheegay in wasaaradda maaliyada xukuumada Soomaaliya lacago  canshuur sharci darro ah kaga qadaan gadiidka magaalada soo gala iyo kuwa ka baxa, waxaa halkas ku xanibnaa gadiid magaalada u soo waday xoolo ,Dhuxul, iyo Caano waxeynaRead More

Masuliyiin ka tirsan Mamulka G/Banadir oo Talyaaniga ku sugan oo la kulmay Duqa magalada  L’Aquila

Masuliyiin ka tirsan Mamulka G/Banadir oo Talyaaniga ku sugan oo la kulmay Duqa magalada L’Aquila

News October 18, 2014 at 12:16

Waxaa dalka Talyaaniga ku sugan wafdi ka socda Maamulka Gobolka Banaadir kadib caasumaad ay ka heleen Duqa magaalada L’Aquila ay halkaasi kulamo kula qaateen. Wafdiga Ku sugan dalka Talyaaniga oo uu hogaaminayo Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka G/Banaadir ayaa xalay la kulmay Duqa magaalada L’Aquila ee dhacda gudaha dalka Talyaaniga taaas oo kaRead More

Dood cilmiyeed ku saabsana hadafka ay hiigsanayaan dhalinyarada oo lagu qabtay Muqdisho

Dood cilmiyeed ku saabsana hadafka ay hiigsanayaan dhalinyarada oo lagu qabtay Muqdisho

News October 16, 2014 at 14:00

  Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Wada hadalka bulshada ee CCD ayaa waxaa khudbado ka jeediyay Mas’uuliyiinta Hey’adda iyo qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha dhalinyarada degmooyinka Gobolka Banaadir. Ugu horeyn waxaa dood cilmiyeed ka hadlay Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Gobolka Banaadir C/kaafi Maxamuud Makaraan oo uga mahad celiyayRead More

Ururka Dhallinyarada G/Banaadir iyo ururada ka hawlgala Muqdisho oo kulmay

Ururka Dhallinyarada G/Banaadir iyo ururada ka hawlgala Muqdisho oo kulmay

News October 16, 2014 at 12:01

Waxaa magaalada Muqdisho shir ku yeeshay dhallinyarada Gobolka Banaadir iyo ururada kale ee ka hawlgala Magaalada Muqdisho. Kulan ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada G/Banaadir kaasoo looga arinsanayay adkeynta xiriirka Dhalinyarada Gobolka iyo ururada magaalda  Muqdisho ka hawlgala Shirka oo ka dhacay xarunta ururka uu ku leeyahay dhismaha Guriga Hooyooyinka waxaRead More