Blog entries   |  Warar

Maamulka degmada kaaraan oo faah faahin ka bixiyay ammaanka degmadaasi

Maamulka degmada Kaaraan ee  gobolka Banaadir ayaa sheegay in xaaladda ammaan ee degmadaasi  in ay soo hagaagtay kaddib wada shaqeyn xooggan oo dhexeysa ciidammada ammaanka iyo shacabka, isagoo dhinaca kale digniin adag u diray kooxaha doonaya in ay waxyeelleeyaan amniga iyo shacanka degmada Kaaraan ee  gobolka Banaadir. Guddoomiyaha degmada Kaaraan C/llaahi Axmed Cali oo la [...]

Daawo qaar kamida sawirada kulanki maanta dhex maray guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo masuuliyiinta hayadda Bisha cas ee waddanka Turkiga.

Daawo qaar kamida sawirada kulanki maanta dhex maray guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho iyo  masuuliyiinta hayadda Bisha cas ee waddanka Turkiga.

(English) A new spokesman For Benadir Regional Administration appointed

Sorry, this entry is only available in English.

Akhriso Dikreetada guddoomiyaha G/Banaadir uu ku magcaabay afhayeenka cusub

Page 1 of 44123Next ›Last »